Ciidamada Puntland oo heegan la galiyay iyo Go’aano adag oo lasoo saaray (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Amniga Puntland iyo Guddiga maamulkaasi u qaabilsan ka hortaga Cudurka Coronavirus. Kulankan oo intiisa badan looga hadlay sidii Puntland, maamul iyo Shacaba loo xoojin lahaa ka hortaga cudurka Caronavirus, sidoo kale loo adkeyn lahaa amaanka deegaanada maamulka Puntland. War saxaafadeed kasoo baxay shirkan … Continue reading Ciidamada Puntland oo heegan la galiyay iyo Go’aano adag oo lasoo saaray (Daawo Sawirada)